Cuntooyinka u wanaagsan dumarka caadada leh
Maanta waxaan doonaayaa inaan ka hadlo mowduuc aan in badan ka fakarayay muhiimaddiisa, waxaan inyar ka tilmaamayaa cuntooyin u fiican dumarka xilliga caadada. Waa muhiim in gabadhu ka fakarto daryeelka jirkeeda markay caadada leedahay.
Muuqaalkaan waxay Hanna Cadeey kaga hadlay cuntooyinka u wanaagsan gabadha caadada leh.












