Goobaha dalxiiska ee ugu quruxda badan caasimada Soomaaliya Muqdisho 2021, taariikhda Muqdisho iyo magacyada loo yaqaano Caasimada. Caasimada Soomaaliya
Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa dhamaan wararka ku saabsan caasimada. Sida aan ogsoonnahay caasimada Soomaaliya waaa wadnaha dalkeena. Magaalada Muqdisho waxa ay soo martay marxalado kala duwan, haddana waxa ay la jaanqaadeysaa caasimadaha aduunka.














