#War #Deg Deg Ciidamada #Xasilinta #Caasimada Ayaa Gudaha U Galey Degmada Kaaraan Si Ay Ugu Sameeyaan Ciidamada Ku Sugan Hub Ka Dhigis Ciidamada Xasilinta Iyo Ciidamada #Meliteriga Ee Ku Sugan Degmada #Kaaraan Ayaa Iska Hor imaad Kooban Ku Dhexmarey Degmadaasi Halkaasi Waxàa Ku #Geeriyooday Gudoomiye #Waaxeed Waxaana Ku #Dhaawacway Dad Shacab Oo Ku Sugnaa Meel Raashiin Loogu Qeebinaayey Waxàa #Hubka Laga #Dhigay Qaar Ka Tirsan Ciidamadii Diiday In Laga Qaado Hubka Qaarna Way Ka #Baxsadeen Goobta Xaalada Ayaa #Degan Imika Waxaana Socda Baarintaanka Ay Ciidamada #Xasilinta #Caasimada Ay Ka Wadeen Degmada Kaaraan. Wixii War Ah Ku Soo Kordha Ila Soco Xg: Mucaawiye Muudey











