kkkk 😂😀🤣😁😃😄😅😆 dee Farmaajaan siikaxeysan lahaa kulahaa hhhh #farmaajo #markalefarmaajo #NabadiyoNolol #NabariyoNaxdin https://www.instagram.com/p/CF-jNiqHmxD/?igshid=7sqkuum6lzf9
Stranger Things
dirt enthusiast
Three Goblin Art
will byers stan first human second
Alisa U Zemlji Chuda
PUT YOUR BEARD IN MY MOUTH
tumblr dot com

blake kathryn

roma★
Show & Tell
Xuebing Du
Monterey Bay Aquarium
h
almost home
macklin celebrini has autism

Janaina Medeiros

Origami Around
we're not kids anymore.

No title available

No title available

seen from Egypt

seen from United Kingdom
seen from Côte d’Ivoire
seen from Brazil
seen from Brazil

seen from Yemen
seen from United States

seen from Brazil

seen from Malaysia
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States

seen from United States

seen from United States

seen from United States

seen from United States

seen from United States

seen from Malaysia
@gbanaadir
kkkk 😂😀🤣😁😃😄😅😆 dee Farmaajaan siikaxeysan lahaa kulahaa hhhh #farmaajo #markalefarmaajo #NabadiyoNolol #NabariyoNaxdin https://www.instagram.com/p/CF-jNiqHmxD/?igshid=7sqkuum6lzf9
ka Faa'iideyso hadaad ka faa'iidi kartid waa fursad #calisuxufi https://www.opportunitiesforafricans.com/the-chevening-british-library-fellowship-2021/ https://www.instagram.com/p/CF7x9A-Ha1J/?igshid=usmn65s7ubd5
Kaftanka Siyaasada Madaxweynaha iyo Weriyayasha ❗ Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii diiday ee maamulkaada ka hor taagnaa dhiibistii Qalbi Dhagax adigoo waliba xog ogaal ah iyo adiga yaa dalka bur burinayo ? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii diiday ilaa hadana diidan in mujaahidiinta ONLF yihiin argigixiso adigoo goob joog ahna xukuumadaadii ogolaatay walina aadan ka hadlin iyo adiga yaa dalka bur burinayo? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii qalad u arkaayay in guriga CC Warsame la weeraro haween iyo ciidan lagu laayo kabaha lagu aaso iyo adiga yaa dalka duminayo ? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii qalad u arkay ilaa hadana aaminsan in shacabkii Baydhabo la laayo iyo adiga oo aan ilaa hada ka garaabin yaa dalka bur burinayo? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii diidanaa in la cunaqabateeyo shacabka Jubbooyinka iyo Gedo oo qaarkood u geeriyoodeen iyo adiga yaa dalka duminayo ? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii diidanaa ilaa hadana ka soo hor jeedo in ciidan Soomaaliyeed oo dagaalka Al-shabaab ka bilaabay Madaxtooyada lagu tilmaamo ciidan qabiil oo la ruqseeyo iyo adiga yaa dalka duminayo ? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii shari darrada u arkay in qal qal la geliyo amniga Madaxweyniyaashii hore ee dalka oo gar gaar u socday iyo adiga oo maamulkii sameeyay hogaaminayay yaa dalka bur burinayo? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii qalad u arkayay in la weeraro Prof Jawaari ilaa hadana sharci darro ka aaminsan iyo adiga oo goob joog ahaa falkaas yaa dalka duminayo? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay kama jawaabi karo Wariye: Mudane Madaxweyne weriyaashii ka hadlay sharci darradii lagu riday Xukuumaddii dalka iyo adiga oo daqiiqado kadib taageeray yaa dalka duminayo? Farmaajo: Su'aashaasi wey igu adag tahay https://www.instagram.com/p/CFvG9PaHc7k/?igshid=ce7kb8nug9o2
#Dubai Qarax https://www.instagram.com/p/CEk78M6nDpa/?igshid=1uzf4yvateis7
Qaadka/Jaadka Kenya laga dhoofiyo ee Soomaaliya la geeyo waxaa lagu xiray shuruudahan, dowladda Soomaaliya ayaana shuruudahan kusoo rogtay Kenya. 1 – In dowladda Kenya ay faragelinta ka deyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya,isla markaana si siman ula macaamiisho dadka Soomaaliyeed. 2 – In Kenya raali gelin ka bixiso inay kusoo xadgudubtay Hawada Soomaaliya 3 – In Kenya ogolaato inay dhoofsato wax soo saarka Soomaaliya, sida Kalluunka, Malabka, Hilibka iyo Caanaha iyo waxyaabaha kale ee muhiim ah. 4 – In Kenya ay laasho in duulimaadyada ka baxa Soomaaliya ugu baareyso Magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari taas oo dhibaato weyn ay ku qabaan dadka ka baxa gudaha dalka Somaaliya. #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CEXTeZsnh2x/?igshid=3ic2dqdnstl0
Dib baa Loo Noqonayaa Waala Noqonayaa #calisuxufi #Yaab https://www.instagram.com/p/CECx39THjMx/?igshid=imr2k28srx8d
DEG DEG :Wararka naga soo gaarayo Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in caawa Magaaladaasi lagu toogtay wasiir ka tirsan Hirshabelle. Wasiirkii Beeraha ee Dowlad goboleedka Hirshabelle Xildhibaan Cabdiqaadir Abuukar karaani ayaa la sheegay in kooxo hubeysan ay ku toogteen Xaafada Kulmis xilli uu kasoo baxay Saaladda Cishaha. Wasiirka Cabdiqaadir Abuukar karaani ayaa dhawaan un xilkan loo magacaabay ka dib markii xilka laga qaaday Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi. #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CEAJbq5nglT/?igshid=mt6b1w9mn0iu
Ciidamada Amniga ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan howgal ay ka sameeyeen Hotel Elite ee magaalada Muqdisho. Ciidanka ayaa guuleystay in ay toogtaan dhammaan kooxihii hubeysnaa weeraray Hoteelka Elite. Ciidanka ayaa soo badbaadiyeen dadkii ku go’doomay Hotelka, Baaritaano ayay ciidanku wadaan hadda. Ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen ka dib markii Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Hoteelka lagu Magacaabo Elite oo ku yaalla Xeebta Liido. #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CD9stXmnPUD/?igshid=drw9489ugrxm
#nabariyonaxdin #nabadiyonolol🇸🇴 #nabadiyonolol #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CDpHHhAnoQi/?igshid=1a8pultcq9unr
#calisuxufi #nabadiyonolol #nabariyonaxdin https://www.instagram.com/p/CBaRm98HMaU/?igshid=5oh4fg1e71df
#calisuxufi https://www.instagram.com/p/CBZIZQLHr1f/?igshid=19tllvaqrw9x2
#calisuxufi #maareeye #nabariyonaxdin #nabadiyonolol https://www.instagram.com/p/CBVaKCtnhve/?igshid=137hm2jb7gty6
Fàrmaajaha Xanaaqsan #calisuxufi #nabariyonaxdin #nabadiyonolol #Caronavirus https://www.instagram.com/p/CBVZuSOnD3L/?igshid=102iks5s5c749
#calisuxufi #nabariyonaxdin #nabadiyonolol https://www.instagram.com/p/CBVZP5SHizM/?igshid=1k7x9d1nsyfh4