Somaliland: Ujeedada Wefti ka socda Dowladda Imaaraadka Carabta
Somaliland: Ujeedada Wefti ka socda Dowladda Imaaraadka Carabta
Hargeysa-(Berberanews)-Wefti ka socda Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta, ayaa soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Wershadaha Somaliland Maxamed Cismaan Siciid, ayaa Madaarka Cigaal ee Hargeysa kusoo dhaweeyay weftigan. Agaasimuhu sida uu sheegay waxa ay weftigu ka socdaan xarunta Hal-abuurka ee UAE Innovate Centre,…
View On WordPress

















