Mawduucan waxaan doonayaa in aan kaga hadlo wixii alle iga garansiiyo bal sida ugu fiican ee aynu caruurta u tarbiyadayn karno. Waxaa mawduucan igu kalifay markii aan arkay hooyooyin badan oo ubadkii ay dhaleen caayaaya, dadka ku diraaya, xakhalaaqdiisa aan ka warhayn. Yaa marka hore ka mus’uul ah tarbiyada caruurta? Waxaa si toos ah uga masuul ah tarbiyada caruurta qofkii markaas gacanta ku haye sida: Aabe,hooyo, walaal ,edo, habaryar, abti,adeer iyo wixii la mida. Tarbiyada uu ilmuhu u baahan
Tarbiyada Caruurta - qodobo aad u muhiim ah









