Nin baa jirey lahaa afar wiil. Wuxuu doonay in wiilashiisu ay wax-bartaan oo aysan noqon kuwo si fudud oo degdeg ah wax u qiimeeya. Markaasu
trying on a metaphor

祝日 / Permanent Vacation
taylor price
noise dept.

oozey mess

if i look back, i am lost

⁂

JBB: An Artblog!

Product Placement

ellievsbear
No title available
Peter Solarz
Mike Driver
One Nice Bug Per Day

Love Begins

titsay

Origami Around
Xuebing Du
Cosimo Galluzzi

Kaledo Art

seen from United States

seen from United States
seen from United States

seen from United States
seen from United States

seen from United States
seen from Malaysia

seen from Malaysia

seen from United States

seen from United States
seen from Bulgaria

seen from Spain
seen from Malaysia

seen from India
seen from T1
seen from India
seen from Italy

seen from Germany
seen from United States

seen from Germany
@qudusonline
Nin baa jirey lahaa afar wiil. Wuxuu doonay in wiilashiisu ay wax-bartaan oo aysan noqon kuwo si fudud oo degdeg ah wax u qiimeeya. Markaasu
Nin baa jirey lahaa afar wiil. Wuxuu doonay in wiilashiisu ay wax-bartaan oo aysan noqon kuwo si fudud oo degdeg ah wax u qiimeeya. Markaasuu mid walba baaritaan u diray, si uu u aado oo u soo fiiriyo geed Canbaruud (Pear) ah oo meel aad uga durugsan ku yiillay. Wiilkii ugu horreeyay wuxuu aaday xilli Jiilaal ah, kan labaadna Gu’, kan saddexaadna Xagaa, iyo wiilka u yar oo isna aaday xilli Dayr ah. Markii ay wada tageen oo ay soo noqdeen, wuu isugu yeeray, si ay ugu sharraxaan wixii ay soo arkee
Mawduucan waxaan doonayaa in aan kaga hadlo wixii alle iga garansiiyo bal sida ugu fiican ee aynu caruurta u tarbiyadayn karno. Waxaa mawduucan igu kalifay markii aan arkay hooyooyin badan oo ubadkii ay dhaleen caayaaya, dadka ku diraaya, xakhalaaqdiisa aan ka warhayn. Yaa marka hore ka mus’uul ah tarbiyada caruurta? Waxaa si toos ah uga masuul ah tarbiyada caruurta qofkii markaas gacanta ku haye sida: Aabe,hooyo, walaal ,edo, habaryar, abti,adeer iyo wixii la mida. Tarbiyada uu ilmuhu u baahan
Tarbiyada Caruurta - qodobo aad u muhiim ah
Ducada Safarka
Dad badan oo aan cilmi lahayn waxay u haystaan in islaamku dulmiyey haweenka oo dhaxalkooda uu ka dhigay ninka badhkii, hase ahaatee dadkaasi ma fahansana xikmada ku jirta arrintaas, sidoo kale ma oga in dumarku xaaladaha qaar ay ninka ka dhaxal bataan, ama ay isku in qaataan, ama gabadhu ay dhaxasho oo ninkuna aanu waxba helin. Ugu Horeyn: Ruuxa muslimka ah wuxuu rumaysanyahay in Ilaahay yahay caadil, sidoo kalena uu xukumo wuxuu doono oo aan cidina Ilaahay wax u yeedhin, subxaanahu. Sidaas dar
Bismillah Aaadaabta laga doonayo qofka Sheegaya Xadiiska Nabiga scw ee ama dadka baraya Sidaan ognahayba in lagu mashquulo oo laga shaqeeyo axaadiista Nabiga scw waxay kamid tahay camalada kuwan ugu fadhliga badan ee Ilaahayna swt loogu dhawaan karo. Sidaa daraadeed qofkan doonaya inuu sii fidiyo axadiista oo uu dadka gaadhsiiyo waxaa laga doonayaa inuu yahay mid kulansaday akhlaaqaha wanaagsan sidoo kale inuu yahay mid u ah tusaale dhab ah waxan uu dadka barayo. Waxaana la doonayaa inuu naftiis
Ducada qofka guursaday loogu duceeyo
إِلَّا لَهْوٌ وَلَعِبٌ
1-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Waxaa Loo Qori Ajirka Qof Habeenkii Oo Dhan Cibaado U Taagnaa. 2-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Wuxuu Ku Jiraa Dimada iyo Damaanada Alaah. 3-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Waxaa ilaalin Malaa,igta Alaah. 4-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Malaa,igtu Waxay Alaah U Gudbin Warbixin Fiican . 5-Qofka Salaada Subax Jamaaco Ku Tukada Oo Waliba Sii Fadhiya Meeshuu Ku Tukaday ilaa Qoraxdu Ka Soo Baxdo Waxaa Loo Qori Ajirka Qof Xajiyay Oo Cumrayst
learn Islam online
KU BARO QURANKA ONLINE
Barashada quranka online
Xikmad iyo waano
wax ka baro waanooyinka
ma u baahantahy macalimad dumar ah! Qudus online waxay idiin diyaarisay macalimiid dumar ah, hadda is diiwaangali
Ku baro quraanka online adoo gurigaaga jooga, goobkasta iyo meelkasta