Xirfadlihii Maroodi Jeex garan weyday Ee Reer Oodweyne maamuseen. Waxaa qoray saxafiga Saleebaan Saxansaxo. "Tababaraha ruug cadaaga ah ee Koobka ku hoggaamiyey Xulka Kubadda Cagta ee Daad-madheedh Maxamed Diridhaba, ayaa maamuus iyo sharfid weyn kala kulmay Reer Oodweyne oo uu kooxdooda Kubadda cagta ka dhigay Horyaalka Gobollada Somaliland, iyaga oo aan hal kulan laga badinin.











