Agrafa: magaaladii ay geli waayeen ciidamadii Cismaaniyiinta?
Agrafa: magaaladii ay geli waayeen ciidamadii Cismaaniyiinta?
Agrafa waa magaalo ku taalla dalka Giriigga oo dad badan aanay ka warheynin taariikhdeeda, waana magaalo ay booqdeen dad fara ku tiris ah. Waxaa magaaladaas ku hareereysan buuro, waxay ku taallaa badhtamaha Giriigga, waana magaalo ka go’an dunida inteeda kale. Ereyga ‘Agrafa’ waxaa loogala jeedaa ‘Wax aanan la qorin’. Markii ergadii ka socotay dowladdii Romaaniyiinta ee Byzantine ay markii ugu…
View On WordPress










