Maxamed Bin Zayed oo u gurmaday Turkiga
Maxamed Bin Zayed oo u gurmaday Turkiga
View On WordPress

seen from Australia

seen from Australia

seen from Russia
seen from South Africa

seen from Netherlands
seen from United States

seen from Australia

seen from France

seen from Hong Kong SAR China
seen from Saudi Arabia
seen from United States
seen from Malaysia

seen from Hong Kong SAR China
seen from Saudi Arabia
seen from United States
seen from Hong Kong SAR China
seen from United Kingdom
seen from Iraq
seen from Canada
seen from China
Maxamed Bin Zayed oo u gurmaday Turkiga
Maxamed Bin Zayed oo u gurmaday Turkiga
View On WordPress
Agrafa: magaaladii ay geli waayeen ciidamadii Cismaaniyiinta?
Agrafa: magaaladii ay geli waayeen ciidamadii Cismaaniyiinta?
Agrafa waa magaalo ku taalla dalka Giriigga oo dad badan aanay ka warheynin taariikhdeeda, waana magaalo ay booqdeen dad fara ku tiris ah. Waxaa magaaladaas ku hareereysan buuro, waxay ku taallaa badhtamaha Giriigga, waana magaalo ka go’an dunida inteeda kale. Ereyga ‘Agrafa’ waxaa loogala jeedaa ‘Wax aanan la qorin’. Markii ergadii ka socotay dowladdii Romaaniyiinta ee Byzantine ay markii ugu…
View On WordPress
Safarkaygii Turkiga ayaan ku Islaamay- Aisha Rosalie
Safarkaygii Turkiga ayaan ku Islaamay- Aisha Rosalie
Aisha Rosalie, oo 24 jir ah, ayaa shaacisay sheekada nolosheeda dhawr cisho ka hor, marka laga soo tago in ay ahayd qof la nooleyd riyadii ahayd in ay Aktarad noqoto ilaa markii dambe ay diinta islaamka ka heshay Istanbul. Waxaa saameyn ku yeeshay jawiga Masaajidka caanka ah ee Buluugga ah, sidoo kalena loo yaqaan Masaajidka Suldaan Axmed ee ku yaala magaalada Istanbul (Sultanahmet) intii ay ku…
View On WordPress
Turkiga oo dayax-gacmeed u diraya Hawada
Turkiga oo dayax-gacmeed u diraya Hawada
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday qorshe uu dalkiisa markii ugu horreysay hawada ugu dirayo dayax gacmeed. Wuxuu sheegay in sanadka 2023-ka ay dhaqan gelinayaan qorshahan oo ay cirbixiyeeno ugu dirayaan dayaxa xilliggaas oo loo dabbaal degayo 100 sano guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay jamhuuriyadda Turkiga. Erdogan wuxuu sidoo kale sheegay in qorshaha…
View On WordPress
Somaliland: Cabdkarriim Axmed Oo Xukuumada Iyo Xisbiyadaba Ugu Baaqay Inay Ka Jawaab Celiyeen Hadlkii Ka Soo Yaadhay Turkiga Ee Midnimada Somaliland IYo Soomaliya
#Somaliland: #Cabdkarriim-Axmed Oo #Xukuumada Iyo #Xisbiyadaba Ugu Baaqay Inay Ka Jawaab Celiyeen Hadlkii Ka Soo Yaadhay #Turkiga Ee Midnimada #Somaliland IYo #Soomaliya
3 bishii Juune, ayaan qoray in anu Turkigu dhex ahayn iyo waxa la dhaafsadey joogitaankooda Somaliland, maanta afka safiirkooda ayay ka soo baxday in ay Somaliland iyo Soomaaliya hal u arkaan! waa sida uu yidhi Safiirka Turkiga u fadhiya Mugadisho oo ah ninka uu hoos tago qusulka Turkiga u fadhiya Somaliland, anoo xiganayaa hadalkiisii waxa uu yidhi “MAANU AQBALIN BAASABOORKOODA, MANA AQOONSAN,…
View On WordPress
Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Turkiga U Gacan Gelisay Saraakiil Ka Baxsaday Dalkaasi.
#Dawladda #Imaaraadka Carabta Oo Turkiga U Gacan Gelisay #Saraakiil Ka Baxsaday #Dalkaasi.
Labo Jeneral oo Turki ah, islamarkaana baxsad ahaa ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta.
Labadaan Jeneral, ayaa waxa ay ka yimaadeen dalka Afghanistan, waxaana lala xiriirinayaa inay wax ka ogaayeen Afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga ka dhacay.
Magacyada labada Jeneral ee iyagoo baxsadka ah la qabtay ayaa lagu kala sheegay Major General Mehmet Cahit…
View On WordPress