Tigray: Cusbitaalka u weyn oo albaabada loo laabay+dad dhimasho qarka u saaran
Tigray: Cusbitaalka u weyn oo albaabada loo laabay+dad dhimasho qarka u saaran
Tigrai-(Berberanews)-Cisbitaalka ugu weyn ee ku yaala gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa shaqadiisa joogtada ah u joojiyay dawo la’aan iyo koronto la’aan, sida uu sheegay agaasimaha caafimaadka. Dr Kibrom Gebreselassie ayaa sheegay in isbitaalka Ayder Referral Hospital uu gaadhay heer aanu bixin karin adeegyo, kadib 18 bilood oo dagaal uu ka socday gobolka waqooyi. Waxa uu sheegay in dawo…
View On WordPress











