Alshabaab oo bayaan kasoo saartay dabkii Hargeysa
Alshabaab oo bayaan kasoo saartay dabkii Hargeysa
Somalia-(Berberanews)-Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay dabkii xoogana ee uu ku shuf beelay suuqii ugu weyna magaalada Hargeysa ee Waaheen. Bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee xarakada Shabaab ayaa lagu sheegay in bulsho weynta reer Hargeysa la qeybsanayaan xanuunka musiibada ka dhalatay dabkaasi. “Waxaan fursadaan uga faa’iideysaneynaa in aan la qeybsano walaaleheena ku…
View On WordPress







