Somaliland: Xubno Wasiiro Ah Oo La Filayo Inay Tagaan Berbera,Wakhtiga Ay Tagayaan Iyo Ujeedada Socdaalkooda
#Somaliland: Xubno Wasiiro Ah Oo La #Filayo Inay Tagaan #Berbera,Wakhtiga Ay Tagayaan Iyo Ujeedada #Socdaalkooda
Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo la filayo in ay safar ku tagaan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
Wasiiradan tagaya Berbera ayaa tiradoodu dhan tahay 5 wasiir,waxaana ay tagayaan maalmahan soo socda ,iyada oo lagu wado inay tagaan maalinka arbaca ama salaada midkood.
Ujeedada socdaalka waftigan ay ku tagayaan…