#JANADA: Gabdho sidan u qurux badan iyo khamro waa wax naftu jeceshahay, soo ma aha?? WALAAL: NAFTAADA HA HALIGIN; HA IS QARXIN, DAGAAL NAAG IYO KHAMRO DOON AH (JIHAAD) HAKU QATALMIN Waayo waxaad haysataa fursad -Hadii rabitaanka aad 2daa u qabto uu kaa tan badiyo oo aadan sugi Karin inta aad si caadi ah uga dhimanayso oo janada ka tagayso- waxaad ogaataa NAAGO IYO KHAMRIBA aduunka inay buuxaan iyagoo xalaal iyo xoogaa dambi ah isugu jira. INAAD DAMBAABTO OO ISKA TOOBAD KEENTO BAA WAXAY KUU DHAANTAA INAAD BALWAD IYO SHAHWAD DARTEED ISU DISHO OO ILAAHAY HORTAGTO ADOO UU LAABTA KUU SAARAN YAHAY OO LEH "aawaye xawral ciintii, soo baxa, hadaanan #dhiig idinka keenin!" Maxaa yeelay Dadka dagaallada #jihaad_baaska lagu shaqaysto ee Ku baa ba' a waxay u badan yihiin #Dhalinyaro 🇪🇬🇮🇶🇳🇬🇵🇭🇸🇴🇸🇦🇵🇰🇱🇾🇦🇫🇱🇧🇾🇪🇸🇾🇵🇸 ilaahay dartii shahawaadkoodii isaga daayay, oo inta kululaaaday,,, kululaaday,,,, kululaaday,,,, xamili waayay nolosha oo sidaa awgeed isu khaarajiyay. Waxay moodayaan #ilaahay_jecli inay u dhinteen, balse runtu waxay tahay baahidooda oo ay aduunka Ku dabooli Kari waayeen markaa bay janada miciin bideen.












