kkkk 😂😀🤣😁😃😄😅😆 dee Farmaajaan siikaxeysan lahaa kulahaa hhhh #farmaajo #markalefarmaajo #NabadiyoNolol #NabariyoNaxdin https://www.instagram.com/p/CF-jNiqHmxD/?igshid=7sqkuum6lzf9

seen from United States

seen from Türkiye

seen from Czechia
seen from United Kingdom
seen from United Kingdom
seen from Italy

seen from United States
seen from Malaysia
seen from Russia
seen from United States
seen from China
seen from United States
seen from Italy
seen from United Kingdom

seen from Russia

seen from United States
seen from China

seen from United States
seen from Türkiye
seen from United States
kkkk 😂😀🤣😁😃😄😅😆 dee Farmaajaan siikaxeysan lahaa kulahaa hhhh #farmaajo #markalefarmaajo #NabadiyoNolol #NabariyoNaxdin https://www.instagram.com/p/CF-jNiqHmxD/?igshid=7sqkuum6lzf9
Farmaajo oo hambalyeeyay Doorashada lagaga guulaystay
Farmaajo oo hambalyeeyay Doorashada lagaga guulaystay
“Waxaan ugu hambalyeynayaa walaalkay Xasan Sheekh Maxamuud xilka loo doortay ee hoggaaminta dalka 4-ta sano ee soo socota, anigoo u rajaynaya in Alle u fududeeyo waajibaadka horyaalla. Sidoo kale, waxaan ugu hambalyeynayaa Guddoonka iyo Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya biseylka dimuqraadiyadeed ee ay muujiyeen iyo sida ay ugu dhabar adeygeen wakhtigii dheeraa ee ay socotay…
View On WordPress
Farmaajo iyo Rooble oo markale soo saaray amarro is-diiddan
Farmaajo iyo Rooble oo markale soo saaray amarro is-diiddan
MUQDISHO —(Berberanees)-Madaxweynaha Soomaaliya Mr Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa xeer uu soo saaray ku baabi’iyey magaacis iyo shaqa joojin uu Ra’iisal-wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku sameeyey masuuliyiin ka tirsan laamaha dawladda. Wareegto ka soo baxday Villa Soomaaliya xalay, ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay dhammaan tallaabooyinkii maamul ee uu qaaday Rooble wixii ka dambeeyey 14kii…
View On WordPress
Farmaajo: "Doorashooyinka ka dhacay Ceelwaaq iyo Garbahaarey waa sharci-darro"
Farmaajo: “Doorashooyinka ka dhacay Ceelwaaq iyo Garbahaarey waa sharci-darro”
Muqdisho -(Berberanews)-Madaxweynaha godoonka siyaasadeed ku jra ee Soomaaliya Mr Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sharci-darro ku tilmaamay doorashooyin isbarbar socda oo ka dhacay magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaaray maanta, laguna dooranayo 16 xildhibaan oo goob-doorashoodu tahay Gobolka Gedo oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo. Qoraal uu Farmaajo soo saaray galabta, waxa kale oo uu ku…
View On WordPress
Farmaajo oo xidhiidhka Itoobiya dartii u diiday kaalmo uga iman lahayd Masar
Farmaajo oo xidhiidhka Itoobiya dartii u diiday kaalmo uga iman lahayd Masar
Muqdisho -(Berberanews)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dawladda taagta daran ee Soomaaliya Mr Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in maamulka Farmaajo diiday deeq daawo ah oo uga iman lahayd dalka Masar, sababo la xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya awgii. Wasiirkii hore oo wareysi siiyay TV-ga BS TV, ayaa sheegay in Villa Somalia ay ka codsatay Masar…
View On WordPress
Nuxurka khudbadda Madaxweyne Farmaajo caawa jeediyay
Nuxurka khudbadda Madaxweyne Farmaajo caawa jeediyay
Muqdisho-(Berberanews);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa madaxda Dawlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay isla qaateen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka warbixiyey guulaha la taaban karo ee laga xaqiijiyey dib-u-dhiska Ciidammada…
View On WordPress
Madaxweynaha Somalia oo shaqada ka joojiyay Taliyaha Ciidanka Badda
Madaxweynaha Somalia oo shaqada ka joojiyay Taliyaha Ciidanka Badda
Muqdisho-(Berberanews)-:War-saxaafadeed:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya faray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf Raage in uu shaqada ka joojiyo Taliyaha Ciidanka Badda Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir, si waafaqsan anshaxa iyo xeerka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa…
View On WordPress
Somalia: Ciidanka Badbaado qaran oo isku gedaamay Farmaajo
Somalia: Ciidanka Badbaado qaran oo isku gedaamay Farmaajo
Muqdisho-(Berberanews)-Ciidamo la baxay Badbaado qaran, ayaa dul fadhiistay Xarunta Madaxtooyadda Villa Somalia, kuwaasoo wacad ku maray inay gacanta ku dhigaan Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Ciidanka oo wata hub iyo gaadiid kala duwan, ayaa ku hanjabay inaanay goobta ka tegi doonin illaa ay dalka ka qabtaan Madaxweyne Farmaajo oo ay ku tilmaameen mid wakhtigiisii…
View On WordPress