Gantaalkan #Dayaxgacmeedka xambaarsan baa #iiraan hawada u dirtay. Dalalka #Gacanka_iyo_WaqooyigaAfrica ayaa shir dagdag ah oo amaanka lagaga hadlayo qabsaday, -sida laga soo xigtay ilo aan war loo haynin. Shirka ayaa dhaleeceeyay gantaalka, waxayna Ku canbaareeyeen inuu xambaarsanaa #Dhoobada wajiga la dhigto Markii la tukanayo. Dalalka shiray oo masayr badan Ka muuqday foorjana ay "jiq" Ku ahayd ayaa Ku goodiyay inay dhawaan cirka u diri doonaan gantaal xambaarsan #Surwaal_naageed bir Ka samaysan oo taabashada iyo qanjiidhintu ayna karin, iyo #indhashareer casri ah oo hadalka celiya oo qofta xidhan ayna waxba maqli Karin hadii iyadu ay hadashana aan la maqli Karin. War saxaafadeedkooda -oo aynaan ogayn cidda joogtay- waxay Ku soo gabagabeeyeen " in hawada oo #Gaalnimo mooyee aan awal #Bidco Ka dhicin ay iminka halis Ku jirto oo loo baahan yahay in loo guntado sidii loo badbaadin lahaa. @moe_adamx






