Iran oo sheegatay gantaallo lagu garaacay waqooyiga Ciraaq
Iran oo sheegatay gantaallo lagu garaacay waqooyiga Ciraaq
Iran-(Berberanews)-Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegay in ay gantaallo la beegsadeen “xarun istaraatiiji ah” oo ay Israa’iil leedahay, kuwaasoo xalay ku garaacday magaalada Irbil ee Kurdiyiinta Ciraaq. Labo iyo toban gantaal ayaa habeenimadii xalay ay ku dhufteen gagaarka Qunsuliyadda Maraykanka, kuwaas oo geystay khasaare nafeed iyo dhaawaca hal qof oo rayid ah, sida ay sheegtay…
View On WordPress

















