Waligaa Adoo islaamkaagii kasoo tahriibay, islaam kale oo bakhti-waska Ku cibaadaystana uu baad aan tabartaa ahayn Qasab kaaga soo qaaday, oo badda saaran Una socdo dalal aan islaam ahayn, oo ilaahay hoosta ugaga xamdiyaya inuu ka dhigay #Gaalo si Markii muslimiintu is cunaan ay ugu cararaan oo ay nabad iyo nolo u siiyaan, doontii aad saarnaydeen niiko ma bilawday, dabeed baqdin darteed ma bilawday ilaahay inaad ugu heesto mid aan laga garanin heestii #Axmed_Mooge: $ Taariikhda dunidaa $ iyadoo is dabataal $ Ninba meel Ku tuurtee $ Aniguna tusmaystoo $ (Meel #Gaalo tuban tahay $ U tabaabushaystee $ itaageer alahayow $ Qoodhaa iyo xeradaa $ Ku adkayn ma fiicnee) 😂😂😂😂😂😂 Dadka qaarbaa kaftanka Ka caaggan oo ilaahay u haysta inuu yahay sida hogaamiye shabaab ah oo mindi dheer wata oo hadii kaftan iyo hadal iska dhaafe uu niyadooda Qosol Ku soo dhaco u maleeya inuu aakhiro gawrici doono!!!!!!









