Maxaa kugu dhiirigaliyay inaad sii wadato shaqadaada?
markasta oo aan lumiyo hamiga aan ka shaqeynta riyooyinkeyga, waxaan xasuustaa sababta aan u bilaabay waxan oo dhan taasina waxay i siisaa tamar, dhiirigelin iyo kalsooni buuxda si aan ku sii wado shaqada.
nala wadaag waxyaabaha ku dhiirrigeliya iyo waxyaabaha ku dhiirrigeliya inaad sii waddo ka shaqeynta riyadaada.
#dhiirigelidadkakale














