Tarbiyada Caruurta iyo Saamaynta Tiknoolajiyadda
Tarbiyada Caruurta iyo Saamaynta Tiknoolajiyadda
Assalamu Calykum WW
Waan idin salaamayaa marka koowaad. Walaal waa barmaamijyo taxano ah oo aan kaga hadlyno “Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyada”. Waa kan mawduucu.
“Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan waxbarayay xidhiidhnaa aan la lahaa caruur iyo waalid badan…
View On WordPress















