Bandhig Buugaaneedkii Carwada Caalamiga ah ee Dalka Masar + Taariikhdii Reer Awdal oo Ka Dhex Muuqatay
Bandhig Buugaaneedkii Carwada Caalamiga ah ee Dalka Masar + Taariikhdii Reer Awdal oo Ka Dhex Muuqatay
Harowo – Maalintii 27.01.2016 Waxa Dalka Masar ka Bilaamay Carwo Bandhig Buugaaneedkii Heer Caalami ahaa kaas oo ah ka ugu Miisaan iyo Maamus Sareeya, isla mar ahaantaana ugu Baaxada wayn gabi ahaanba Qaarada Africa iyo Bariga Dhexe. Guud ahaan Caalamkana , kaga jira kaalin Sare , laguna Magacaabo (Cairo International Book Fair) . kaas oo socon Doona Mudo Bil ah Sanadkiina hal mar la…
View On WordPress