Ciidamada Kenya Oo Gubay Xarumaha Shirkada Hormuud Ee Goboolka Gedo
#Ciidamada #Kenya Oo #Gubay #Xarumaha #Shirkada #Hormuud Ee #Goboolka #Gedo
Gedo (Tayosame news) Ciidamada Kenya ee ku sugan Gobollada Gedo iyo Jubbooyinka oo weli sii wada dhibaatada ay ku hayaan Dadka ku nool Gobolladaasi ayaa gubay qaraxyana ku burburiyay Xarumo isgaarsiineed oo Shirkadda Hormuud ku leedahay Degmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo.
Wararka aan ka heleyno deegaankaasi ayaa sheegaya in Ciidamadan oo wata gaadiid dagaal ay qaraxyo gabi ahaanba ku baabi’yeen…
View On WordPress









