“Aynu Doodno Oo Sharciga Aan Isku Qabsano; Laakiin Doodaada Iyo Murankaaga Turxaan La’aan Sheego”
“#Aynu Doodno Oo Sharciga Aan Isku Qabsano; Laakiin Doodaada Iyo #Murankaaga Turxaan La’aan Sheego”
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaliilay dimuqradiyada iyo hadalada cayada ah in warbaahinta laysku mariyo, waxaanu sheegay in aan dimuqraadiyada lagaga dayan dalalka reer galbeedka hadii kale ay dalkeena meel xun la gaadhi doonto.
Waxa uu madaxweyne Biixi uu ka hadlay muranka komishanka cusub, waxaanu fariimo u diray guddomiye Cabdiraxmaan Cirro oo uu ku tilmaamay mid diidan sharciyadii uu…
View On WordPress













