" #Kaniisadaha waa in la dumiyaa!!" Miyaa?? Ok, #Masaajidda aynu wadamada gaalada Ku leenahayna waa in la dumiyaa. "Diinta gaalada in dalkeena islaamka ah lagu faafiyo waa dambi!!" Miyaa?? Diinteena islaamka in dalalka gaalada lagu faafiyo iyaduna waa dambi. soo ma aha?? Sheeko caruureed waxay ugu Qosol badan tahay Markii waayeelku Ku sheekeeyaan kkkkk













