#Tani Waa arrin wanaagsan, waa Shanghai oo macbad #Budhiis leeyihiin baa la jiidayaa si loo geeyo meel halkiisii hore kaga munaasib san👍👍👍. Waxaa iyana in lajiido oo la fogeeyo u baahan #masaajidda hoosta laga galiyay #isbitaalada, ee Dadka xanuunsan ay qayladooda Ka ladi la'yihiin, iyo #masaajidda #xafiisyada dawladda iyo #xeryaha ciidanka iyo booliska hoosta laga galiyay ee amaan darrada iyo qaraxyada loogula soo dhuunto, kuwaas baa Ka mudan in la jiido oo hadii ay jiidmi waayaanna #LaJajabiyo. Soo runtay ma aha?? Hadhow dadbaa inta si kale hadalkayga u fasirtaan dhihi doona "maxamuud wuxuu yidhi masaajidda Hala jajabiyo!" illeen waa dad fahanka naftiisa Ka jirrane 😂😂😂











