Ma #Jidkii_Siraad baa, qalqalooc badanaa!?? #Malaaigta jidka siraad design garaysay -war bayna iga yeelayne, hadii ay talo qaadanayaan- waxaan dhihi lahaa JIDKA BALAADHIYA OO TUULOOYIN LAGU SII NASTO OO LAGA SII CUNTEEYANA DUSHIISA KA SII DHISA. Waayo soomaalida bariga Africa iyo dibadaba Ku dhaqan waxaa ugu orod dheer #Cabdi_Bile_iyo_Mo_Faarah, iyagana macaa way Ku fog tahay masaafada u dhaxaysa #Banka_Qiyaame iyo #Janada. Soon iyo salaad cidna nagama badiso hayeeshee ma jeclin inay na reebaan dalalka Naga orodka badan. (Tolow malaaigta ma lala kaftami karaa? Mise way xanaaq dhawyihiinoo durba dacwad bay kaa gudbin??) ilma adeerayaalow yaan la is ashkataynin kkkkk.














