Patreon | Ko-fi

seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from Philippines

seen from United States

seen from Malaysia

seen from United States

seen from Malaysia

seen from Australia
seen from United States
seen from Bolivia
seen from United States

seen from Malaysia

seen from United States
seen from United States
seen from Georgia

seen from United States
seen from China
seen from United States

seen from Malaysia
Patreon | Ko-fi
Patreon | Ko-fi
Mixed Numbers – Definition with Examples
Learn all about mixed numbers- definitions, examples, operations, and conversions. In mathematics, we use different forms of numbers such as mixed numbers, whole numbers, fractions, and more.
“Mixed numbers are for babies” - my math teacher, no hesitation
Kala jarka jajabyada dhafan – Hooseeyayaal isku mid ah
\(6\frac{3}{5}\) Jajab dhafane waxa uu ka koobanyahay labo qaybood oo la isku dhafay: B) Tiro idil oo ah nambarka geeska xiga ee(6), T) iyo jajab ka kooban korreeye(3) iyo hooseeye(5).
Si aad u kala jarto labadan jajab dhafane \(6\frac{3}{5}-2\frac{1}{5}\), raac tallaabooyinkan:
Soo qaado labada hooseeye mid ka mid ah \(\frac{}{5}\),
Kala jar tirooyinka idil \( (6-2) \frac{}{5}\),
Kaddibna kala jar korreeyayaasha \( (6-2) \frac{(3-1) }{5}\), ugu dambayn furfur: \( (4) \frac{(2) }{5}\).
Tusaalayaal:
B) \(6\frac{3}{5}-2\frac{1}{5}\) = \( (6-2) \frac{(3-1) }{5}\) = \( (4) \frac{(2) }{5}\)
T) \(5\frac{3}{7}-1\frac{2}{7}\) = \( (5-1) \frac{(3-2) }{7}\) = \( (4) \frac{(1) }{7}\)
J) \(7\frac{4}{9}-5\frac{3}{9}\) = \( 2 \frac{1 }{9}\)
Isku darka jajabyada dhafan – Hooseeyayaal isku mid ah
\(6\frac{3}{5}\) Jajab dhafane waxa uu ka koobanyahay labo qaybood oo la isku dhafay: B) Tiro idil oo ah nambarka geeska xiga ee(6), T) iyo jajab ka kooban korreeye(3) iyo hooseeye(5).
Si aad isugu darto labadan jajab dhafane \(6\frac{3}{5}+2\frac{1}{5}\), raac tallaabooyinkan:
Soo qaado labada hooseeye mid ka mid ah \(\frac{}{5}\),
Isku dar tirooyinka idil \( (6+2) \frac{}{5}\),
Kaddibna isku dar korreeyayaasha \( (6+2) \frac{(3+1) }{5}\), ugu dambayn furfur: \( (8) \frac{(4) }{5}\).
Tusaalayaal:
B) \(6\frac{3}{5}+2\frac{1}{5}\) = \( (6+2) \frac{(3+1) }{5}\) = \( (8) \frac{(4) }{5}\)
T) \(5\frac{3}{7}+1\frac{2}{7}\) = \( (5+1) \frac{(3+2) }{7}\) = \( (6) \frac{(5) }{7}\)
J) \(3\frac{4}{9}+2\frac{3}{9}\) = \( 5 \frac{7}{9}\)
Jajab-dhafane u baddal jajab
\(1\frac{2}{3}\) Jajab dhafane waxa uu ka koobanyahay labo qaybood oo la isku dhafay: B) Tiro idil oo ah nambarka geeska xiga ee(1) iyo, T) jajab ka kooban korreeye(2) iyo hooseeye(3).
Si aad ugu baddasho jajab dhafanahan \(1\frac{2}{3}\) jajab:
Marka hore soo qaado hooseeyaha \(\frac{}{3}\), kaddibna
Hooseeyaha ku dhufo tirada idil ee geeska xigta, kuna sii dar korreeyaha \(\frac{(3\times1)+2}{3}\)
Haddii aad isku dhufato 3 iyo 1 \((3\times1)\) waa 3, kusii dar 2 \((3+2)\) waa 5, haddaba korreeyuhu waa 5, hooseeyuhuna waa 3: \((\frac{5}{3})\)
Haddaba, marka jajab dhafanaha \(1\frac{2}{3}\) loo baddalo jajab waxaa kasoo baxaya jajabka \((\frac{5}{3})\)
Nolosha caadiga ah waxa aynu isticmaalnaa jajab dhafane,waxa aynu dhahanaa waxa aan cunay hal iyo bar\((1\frac{1}{2})\) buskud ah halkii aynu ka dhihi lahayn \((\frac{3}{2})\). Balse xisaabta waxaa la adeegsadaa jajab ma qumanaha.
Tusaalayaal:
B) \(1\frac{2}{3}\) = \(\frac{(3\times1)+2}{3}\) = \(\frac{5}{3}\)
T) \(2\frac{1}{2}\) = \(\frac{(2\times2)+1}{2}\) = \(\frac{5}{2}\)
J) \(3\frac{2}{5}\) = \(\frac{(5\times3)+2}{5}\) = \(\frac{17}{5}\)
X) \(5\frac{3}{4}\) = \(\frac{(4\times5)+3}{4}\) = \(\frac{23}{4}\)
Fiiro Gaar Ah: Sida kor kaaga muuqata, Marka jajab dhafane loo baddalo jajab, nooca jajabka ah ee soo baxaya waa jajab ma qumane. Jajab ma qumane waa jajabka korreeyehiisu wayn yahay.
Fractions- A general overview and types
Fractions- A general overview and types
Fractions are a part of our daily lives. A fraction is any numerical quantity that is not a whole. So if I have one apple and I cut it into two then each half of the cut apple is now a fraction.
Since I only had one apple, it means that the whole apple was represented by the numerical value of 1. Now after cutting it into two equal parts, I have two halves of the 1 apple. That simply means we…
View On WordPress