Maqaal maanta kasoo baxay madaxda Awdalstate ee Canada ayaa waxa uu daarnaa Inay kulan laqaateen Ninka sheegtay inuu yahay Madax waynaha ""Maamulka United Somaliland Front""
Maqaal maanta kasoo baxay madaxda Awdalstate ee Canada ayaa waxa uu daarnaa Inay kulan laqaateen Ninka sheegtay inuu yahay Madax waynaha “”Maamulka United Somaliland Front””
London{Harownews}Waxaan talo usoo jeedin lahaa madaxda awdalstate in arinkaa aan lagu dag dagin oo si fiican looga baaran dago
Awdalstate waa maamul jira mudan 10 sano ku dhow wakhti badan lagaliyay ninkan lagu magacaabo Mr Martin Ma maantay umuuqatay cadaaladarada ka jirta Maamulka Hargaysa
Cadaalad daradu waxay soo jirtay 26 sanadood markii ay adeeradii ku lahaayeen Daahir Riyaale dhab libaax…
View On WordPress











