Maraykanka oo heshiis dhanka nabagelyada ah la gelaya Somaliland
Maraykanka oo heshiis dhanka nabagelyada ah la gelaya Somaliland
Hargeysa (Berberanews) Dawladda Maraykanka ayaa wada hindise ay heshiis dhinaca nabadgelyada ah kula galayso Jamhuuriyadda Somaliland. Wakaaladda Wararka ee SOLNA, ayaa soo xigatay warbixin warbaahinta lagu daabacay oo ku saabsan in Xildhibaan James E. Risch oo ka tirsan aqalka odayaasha Maraykanka, lagana soo doorto gobolka Idaha, oo ku baaqay in wax ka beddel lagu sameeyo xeerka difaaca…
View On WordPress


















