. * Doontii xaasidnimadee * #Nuux uu dalbaday Kali * Dadka oo yar iyo weyn * Dhulka daadsan oo negi!!! * Duunyo iyo shimbiro iyo * Dugaagana Ka buuxsaday!!! * Tanaa dulundulcayn iyo * Dar-dar xoog ku Dhaaftoo * Dalxiiskana Ku fiican * Waase duni colaad iyo * Diihaal Ka buuxoo * Diraasooyin dabadood * Baa Dagaalka loo rogay ****** ****** ****** (Hello #Nabi_Nuux, How are you papa? Hadii malaaiguhu geeraarkan kusoo gaadhsiiyaan, jawaabtiisa oo maanso ah iyaga iigu soo dhiib, balse #awoowe qolkii huurka badnaa yaan la isla sugin🙌🙌🙌)














