Komishanka Qaranku Ha ka Digtoonaadaan Cida ay u Qaadanayaan Hawsha Diwaangalinta.
Komishanka Qaranku Ha ka Digtoonaadaan Cida ay u Qaadanayaan Hawsha Diwaangalinta.
Iyadoo ay dalka ka socoto diiwangalinta codbixiyaasha somaliland ayaa waxaa hormood ka ah ardayda jaamacadaha iyo aqoonyahano ka baxday jamacadaha dalka iyo waliba khubaro ku xeel dheer arimaha doorashooyinka khibradna ku kordhinaya hawlaha siday u wadan ardaydaasi iyo qaybaha ku hawlaan diwaan galintaasi .sidaasi daraadeed waxaa muuqda galdalooyin iyo khibrad yari haysata qaybo ka mid ah…
View On WordPress













