#Dumarka qlbigood waa sidii muraayd ookle hdaa ku siiso waad iska dhax arkee waa qlbi qurxoon #Muraayda inta aysn jabin waa la ilaalin karaa lkn hdee mar jabto waa sidii ubjabty la iskuma keeni karo #Qlbiga dumarka waa sidaa oo kle hdii mar aad ku ciyaarto markle ma wanaajin kartid #Take care women's heart Mahdsnid waxksto ii thy https://www.instagram.com/p/CID_KgoAHfn/?igshid=quflqbpmdggp










