Somaliland: Shirkadda Somtel Oo War Ka Soo Saartay Go’aanka Wakiillada Ee Internetka Fiber-Optica
Somaliland: Shirkadda Somtel Oo War Ka Soo Saartay Go’aanka Wakiillada Ee Internetka Fiber-Optica
Shirkadda Somtel ayaa soo dhaweeysay in baarlamaanka Somaliland ay ka noqdeen kootadii ugu xidhnayd internetka Fiber-Optica shirkadda Somcable.
Shirkadda Somtel oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa u mahadnaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi xildhibaannada golaha wakiillada iyo wasaaradda isgaadhsiinta iyo technolajiyadda.
Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeedkaasi
View On WordPress