Xukumadda Somaliland Oo Muddo Kooban U Qabatay Adeegyada ZAAD iyo E-Dahab iyo Arrimo Xaasaasiya
#Xukumadda #Somaliland Oo #Muddo #Kooban U #Qabatay Adeegyada #ZAAD iyo #E-Dahab iyo #Arrimo #Xaasaasiya
Hargeisa (Tayosame News) Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in ay shirkadaha Ku shaqeeya Nidaamka Lacagaha Elektaroonigga ah ku war gelisay in ay muddo kooban ku joojiyaan isticmaalka Lacagta Doollarka ah ee Moobilada loo adeegsado iyaga oo lagu amray in ay muddo 10 maalmood ah ku hir geliyaan heshiiskii hore xukuumaddii hore ee Somaliland iyo shirkadaha TELESOM Iyo Dahabshiil u wada galeen ee…
View On WordPress













