Deegaanka Labi-guun: Dawladda oo xoolaysay 100 qoys Hargeysa-(Berberanews)-Wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumaysiga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa deeq xoolo ah u qaybisay boqol qoys oo ku dhaqan deegaanka Labi-guun oo ka tirsan gobolka Togdheer.










