O să ucid în mine persoana pe care o cunoșteai.
seen from Spain
seen from China

seen from United States

seen from United States

seen from Singapore
seen from China
seen from South Africa
seen from United States
seen from France
seen from United States
seen from South Korea

seen from United States
seen from Italy

seen from United Kingdom

seen from Canada

seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from Netherlands

seen from Türkiye
O să ucid în mine persoana pe care o cunoșteai.
The 2017 DAAPworks show highlights for me: Product/ Industrial Design (part 3)
The 2017 DAAPworks show highlights for me: Product/ Industrial Design (part 2)
"Waxaa la samayn-doona Dawlad kumeel gaadh ah oo. " Faysal C Waraabe
“Waxaa la samayn-doona Dawlad kumeel gaadh ah oo. ” Faysal C Waraabe
“Waan soo dhawaynayna Shirka Burco, waxaana ku xigi-doona Shirka Borama-2, si Dalka looga badbaadiyo Muuse Biixi..,”
View On WordPress
Faysal C. waraabe: "Somalia dadkaa lagu iibiyaaye maad maqasheen dad lagu iibinayo Somaliland"
Faysal C. waraabe: “Somalia dadkaa lagu iibiyaaye maad maqasheen dad lagu iibinayo Somaliland”
Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali-waraabe, ayaa sababaha keenay in bulshada Soomaalida oo dhan aad u buunbuuniyaan dhacdooyinka yaryar ee ka dhaca dalka Jamhuuriyadda Somaliland, halka aan waxba laga soo qaadin dhibaatooyinka waaweyn ee ka jira waddanka Soomaaliya. Guddoomiye Faysal oo hadal ka jeediyey xaflad ka dhacday magaalada Hargeysa xalay,…
View On WordPress
UCID oo si cad uga soo horjeestay magacaabista Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
UCID oo si cad uga soo horjeestay magacaabista Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
Hargeysa -(Berberanews)-Xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa si cad uga soo horjeestay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka oo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu magacaabay shalay.Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali-waraabe oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa maanta, ayaa tallaabo qaldan ku tilmaamay in xilligan…
View On WordPress
UCID oo soo dhoweeyey qaraarka Maxkamadda Sare
UCID oo soo dhoweeyey qaraarka Maxkamadda Sare
Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka UCID, waxa uu soo dhawaynayaa qaraarka kasoo baxay Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL. Qaraarka Maxkamaddu, waxa uu meesha ka saaray dacwaddii xildhibaannada ee Xeerkii muranka badan dhaliyay ee Xeer Lr 14/2021, sidoo kalena waxa uu ayidday xeerkii hore ee Xeer Lr 14/2011 oo horeba xisbiyadu isku waafaqsanayeen. #Xisbiga_UCID, waxa uu hoosta ka xarriiqayaa in…
View On WordPress
Faysal Cali-waraabe oo wax lala yaabo ku sideeyay eedaha wasiir Kaahin
Faysal Cali-waraabe oo wax lala yaabo ku sideeyay eedaha wasiir Kaahin
Hargeysa-(Berberanews)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali-waraabe, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay eedo uu Wasiirka Arrimaha Gudaha, maxamed Kaahin u xambaariyay inuu qas iyo fowdo ka kicinayo caasimadda Hargeysa maalinta berri ah oo ku beegan doorashada Shirguddoonka Wakiillada Somaliland.
View On WordPress