Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Wasiirka Gashaandhiga, Xilkiina Ka Qaaday Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta
( Raad News ) 26-Nov-2017- Ra’iisul Wasaraaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga, kaasi oo loo magacaabay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
Isla Degreetado kale oo ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre waxaa xilkii looga qaadye Wasiirkii Diinta iyo awqaafta Dr Iimaan…
View On WordPress










