DHULKAAGA JOOG! IGA JOOG!
DHULKAAGA JOOG! IGA JOOG!
Gobolada Alabama, Alaska, Arizona, Arkansas, Florida, Georgia, Idaho, Indiana, Iowa, Kansas, Kentucky, Louisiana, Michigan, Mississippi, Missouri, Montana iyo Nevada ayaa waxa ka jira sharciga loo yaqaan” Stay on Your Ground!” Ama ” Halka Aad joogtid Joog”.Sharciga ” Stand on Your Ground” waxa uu kuu fasaxayaa in aad toogan kartid qofka soo galay meel aad leedahay sida gurigaaga, beertaada,…
View On WordPress













