Ethiopia; Raysal-wasaare Abbiy Ahmed oo Jigjiga jooga
Ethiopia; Raysal-wasaare Abbiy Ahmed oo Jigjiga jooga
Jigjiga (Berberanews)- Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiyi Ahmed iyo wefdi balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida. Wefdiga ra’iisal wasaare Abiy Ahmed uu hoggaaminayay, ayaa ka kooban ku xigeenkiisa ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya Dhamake Mekonin iyo Ku xigeenka hoggaanka Xisbiga Barwaaqo Aadan Faarax. Wefdiga…
View On WordPress











