Fadeexad: Madax-dhameedka Beesha Garxajis oo Waydiistay Beelaha Ciise iyo Samaroon inay Codkooda Siiyaan Waddani
Fadeexad: Madax-dhameedka Beesha #Garxajis oo Waydiistay Beelaha #Ciise iyo #Samaroon inay Codkooda Siiyaan #Waddani
Wafti Culus oo ka socday Hoogaanka Dhaqanka ee Beesha Garxajis ayaa loogu soo dhaweeyey Deegaanka Xariirad ee Gobolka Selel.
Waftigan oo ka koobnaa Salaadiin,Ugaasyo iyo Cuqaal ayaa ujeedada Socdaalkoodu daaranayd sidii ay Bulshada Deegaanka Xariirad ugala xaajoon lahaayeen sidii ay Codkooda u siin lahaayeen Doorkan Xisbiga Waddani ee Beesha Garxajis iska leedahay.
Madax-dhaqameedka iyo Bulshada…
View On WordPress











