Qodobbo baallixoofto ah oo koox dhallinyarada xisbiga WADDANI ka soo saareen shir
Qodobbo baallixoofto ah oo koox dhallinyarada xisbiga WADDANI ka soo saareen shir
14-Jan-2022, Hargeysa, Somaliland.BISMILLAAHHargeysa-(Berberanews)-Annaga oo ah dhallinyarada, aqoonyahanka iyo haldoorka beelweynta Garxajis, waxa aannu qoddobbo ka soo saarnay xaaladda siyaasadeed ee dalka Somaliland. 18kii-May-1991-kii, waxa magaalada Burco lagaga dhawaaqay dib ula soo noqoshada madax bannaanida Somaliland oo ahaa go’aanka iyo dareenka mideysan ee shacbiga Somaliland iyo…
View On WordPress















