Itoobiya oo lumisay saamigii ay ku lahayd dekedda Berbera
Itoobiya oo lumisay saamigii ay ku lahayd dekedda Berbera
Somaliland-(Berberanews)-Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in Itoobiya ay lumisay saamigii ay ku lahayd dekedda Berbera ee boqolkiiba 19, ka dib markii ay buuxin wayday shuruudihii looga baahnaa si loo dhammaystiro heshiiska lahaanshaha. Tani waxay si hufan u beddeshay heshiiskii 2017 ee Itoobiya, Shirkadda Dubai ee DP World iyo maamulka dekedda Berbera ee Somaliland. Wasiirka Maaliyadda…
View On WordPress








