Prof Samatar Wuu Ku Khaldanyahay Bishii Ramadan oo Usbuuc Wax Ka Yari Ka Hadhay Inuu Ugu Cadhoodo Jaamicadda Ugu Weyn Somaliland Heesba Laga Diiday
Prof Samatar Wuu Ku Khaldanyahay Bishii Ramadan oo Usbuuc Wax Ka Yari Ka Hadhay Inuu Ugu Cadhoodo Jaamicadda Ugu Weyn Somaliland Heesba Laga Diiday
Harowo – Prof: Axmed Ismaciil Samatar oo booqasho ku tagay jaamacadda camuud ee magalada Boorame ayaa bahdilaad kala kulmay siduu sheegay jaamacada camuud oo uu khudbad ka jeedinayay.
Prof: Samatar ayaa waxa u caado ah in marka uu tago meelaha xaflada ee lagu marti qaado ee uu khudbadaha ka jeedinayo in uu marka gabo-gabada ama ka hor inta aanu khudbada jeedin uu halkaasi ka qaado hees qaraami…
View On WordPress