Saylici Oo Shahaado Sharafyo Gudoonsiiyey Xubno Ka Qayb Qaatay Dib U Habaynta Nidaamka Garsoorka
#Saylici Oo #Shahaado #Sharafyo Gudoonsiiyey #Xubno Ka Qayb #Qaatay Dib U #Habaynta Nidaamka #Garsoorka
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay munaasibad shahaadooyin lagu gudoonsiiyey xubno ka mid ah bahda garsoorka somaliland oo si weyn uga qayb qaatay isbadalkii lagu sameeyey hanaanka garsoorka dalka.
Munaasibad lagu abaal marinayey xubnahan oo ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay madaxweyne ku xigeenka…
View On WordPress















