Sacdadiin Island, Zeila , Somaliland
seen from Malaysia
seen from Sweden
seen from Russia
seen from Ireland
seen from Italy
seen from Kazakhstan

seen from Sweden
seen from Russia

seen from United States
seen from United Kingdom

seen from Sweden
seen from Malaysia
seen from China
seen from Sweden

seen from Russia
seen from United States
seen from Italy
seen from China

seen from Sweden
seen from Iraq
Sacdadiin Island, Zeila , Somaliland
Ethiopia interested in Zeila port of Somaliland in place of Berbera port
Ethiopia interested in Zeila port of Somaliland in place of Berbera port
Myviewsonnews.net-The Ethiopian government is reportedly becoming increasingly interested in developing a new port in Somaliland. Berbera port project was being seen as a key project for landlocked Ethiopia. But the country seems to be shifting its priorities. It now wants to develop Zeila or Saylac port in neighboring Somaliland. For years Ethiopia has been endeavoring to expand its options…
View On WordPress
Somaliland oo shaacisay inay Itoobiya ka wadahadleen dekedda Saylac
Somaliland oo shaacisay inay Itoobiya ka wadahadleen dekedda Saylac
Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Addis Ababa -(Berberanews)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somailand Dr Ciise Kayd Maxamuud, ayaa si kooban uga warbixiyey waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagaga wadahadalay kulan Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Ahmed ku dhexmaray…
View On WordPress
Sir Culus: Damaca Ethiopia ee Zaylac iyo dhul bedelka loo qorsheeyay Somaliland
Sir Culus: Damaca Ethiopia ee Zaylac iyo dhul bedelka loo qorsheeyay Somaliland
ITOOBIYA WAXA AY DOONAYSAY IN SOMALILAND AY SIISO DHULKA OGADEN, WABIGA SHABELE, DHULKA HAWD, DHUL KU YAALA SOOMAALIYA HADII IYAGANA LA SIIYO XEEBTA ZEILA ▪︎ QORAALKAN WAAN SOO KOOBAY- SIR CULUS ( TOP SECRET )6th August 1946 SOO JEEDINTA DAWLADA ITOOBIYA EE AH IN DHUL LA IS WEYDAARSADO Waxa aanu dareensanahay in ay tahay mid haboon in nalagala tashado arimaha ku saabsan in dawlada Itoobiya…
View On WordPress
Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka ee Gobolada Awdal iyo Salal oo Kormeer Shaqo Ku Tagey Degmada Saylac Ee Gobolka Salal
Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka ee Gobolada Awdal iyo Salal oo Kormeer Shaqo Ku Tagey Degmada Saylac Ee Gobolka Salal
Harowo – Waa markii ugu horeysay ee gudoomiyaha maxkamada rafcaanka idiris faarax muuse oo ay wehelinayaan xeer ilaaliyaha gobolka Awdal cabdi haybe iyo saraakiil kale ay kormeer ugu baxaan degmada saylac si ay ugu kuur galaan shaqada garsoorka ee gobolkaasi. ugu horeyntiina waxay la kulmeen masuuliyiinta iyo shaqaalaha garsoorka ee degamaasi ka hawl gala,iyaga oo warbixino ka siiyay sida ay u…
View On WordPress
Lughaya Illaa Saylac: Deegaamo Hanfiga Kulayku Naafeeyay Oo Abaartu Curyaamisay
#Lughaya Illaa #Saylac: Deegaamo Hanfiga Kulayku Naafeeyay Oo Abaartu Curyaamisay
“Ubadkii Dhawr Maalmood Dab Looma Shidin, Biyana Afkooda May Marin, Biyo La’aan Uun Baa Iigu Darran”
Waxa ay ahayd Subaxnimadii Isniintii ee toddobaadkii hore markii aan safar shaqo uga baxay magaalada Hargeysa, kaas oo ku eekaa Degmada Saylac ee Gobolka Salel, waxaannu qaadnay jidka Galbeedka Hargeysa ee Dawga Cad.
Inta aanad gaadhin Dawga-cad ee Hargeysa ama aad 30 daqiiqo ka sii maqnaato…

Ciidamadda Bedda Dalka Jibouti Oo Ka Afduubay Biyaha Bedda Saylic Shan Doonyood Oo Shiidaal U Waday Ganacsato Reer Somaliland Ah
#Ciidamadda Bedda Dalka #Djibouti Oo Ka Afduubay Biyaha Bedda #Saylic Shan Doonyood Oo #Shiidaal U Waday Ganacsato Reer #Somaliland Ah
Weli lama garanayo ujeedada ciidamadda dalka Jibouti ku keliftay in ay doonyahani ganacsi afduubtaan. Ciidamadda Jabuuti eek u sugan xeebta u dhaxaysa Somaliland iyo Jabuuti ayaa lagu soo waramayaa inay magaaladda saylac ee xeebta ah ka kaxaysteen shan Doonyood oo shiidaal siday, kuwaas oo ku sii jeeday Dalka Yaman.
Doonyaha Shiidaalka siday ayaa la sheegay inay ka keeneen magaalo xeebeeda…
View On WordPress