"Sanadka sanadkiisa Somaliland oo aqoonsi caalamiya hanatay" Xamse X. Dool
“Sanadka sanadkiisa Somaliland oo aqoonsi caalamiya hanatay” Xamse X. Dool
Uganda-(Berberanews)-Wakiilka Somaliland ee Dalka Uganda Ambassador Hamse Haji Dool, ayaa shacabka Somaliland la wadaagay munaasibadda Hambalyada Ciidul Adxa. Dhambaal Hambalyo uu Ambassador Xamse soo gaadhsiiyay shebekadda Berberanews.com, waxa uu Somalilanf u rajeeyay inay sanadka sannadkisa hesho aqoonsi caalamiya, dhambaalka ayaa isagoo dhammaystiran u dhigna sidan: “Hambalyo Munaasibadda…
View On WordPress








