11 Kaarto oo Si fudud aad ugu baran karto dabeecada qofka beenta badan iyo kan wanaagsan
11 Kaarto oo Si fudud aad ugu baran karto dabeecada qofka beenta badan iyo kan wanaagsan
Halkaani waxaan kugu dareensiineynaa sida ay u kala duwan tahay Dabeecadaha Bani’aadamka.
Waxaa ku jira kuwo kuu waramaaya hadana ka qarinaaya Sirtooda gaarka ah, halka aad xiliyada qaar la kulmeyso mid kaasi ka duwan kana wanaagsan oo aan waxba kaa qarsaneynin.
Waxaa jira kuwo isku mal-dahaaya hadalka ama qaabyo kala duwan wax u sheegaya oo ku dareensiinaya inay wax u qarsan yihii.
Haddaba…
View On WordPress











