Xasan Ciise Oo Ka Hadlay Dagaalka Beelaha Darar-wayne iyo Baaq Nabadeed Oo Uu U Soo Jeediyey
#Xasan #Ciise Oo Ka #Hadlay #Dirirta #Beelaha #Darar-wayne iyo #Baaq #Nabadeed Oo Uu U Soo #Jeediyey
Hargeisa (Tayosame News) Madaxweyne ku-xigeenkii ugu horreeyay, isla markaanna ahaa Guddoomiyihii urur-siyaasaddeedkii xaqsoor Xasan Ciise Jaamac, ayaa waxa uu baaq Nabaddeed u diray beelaha Walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-martay deegaanka Ceel Afwayne ee gobolka Sanaag.
Xasan Ciise Jaamac waxa uu sheegay inaanay Faa’iiddo ku jirin dagaalka Beelaha Walaalaha ah, isla markaanna is wada dhalay oo…