Shidaal yaraan baahsan oo ka jirta magaalada Jigjiga
Shidaal yaraan baahsan oo ka jirta magaalada Jigjiga
Jigjiga -(Berberanews)-Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya, ayaa sheegay inay soo foodsaartay xaalad shidaal la’aan baahsan ah oo saamayn weyn ku yeelatay isu socodka gaadiidka.Ku-xigeenka Madaxa Xafiiska Warfaafinta Dawlad-degaanka Soomaalida MrMaxamed Rooble Maxamuud, ayaa warbaahinta u sheegay inay magaalada ka jirto shidaal yaraan xooggan oo…
View On WordPress















