Ciidammada Liyuuga DDSI oo dad shacaba ku laayay Dhuxun
Ciidammada Liyuuga DDSI oo dad shacaba ku laayay Dhuxun
Jigjiga-(Berberanews)-Ciidammada Dowlad-deegaanka Ismaamulka Somalida Itoobiya, ayaa toogasho ku dilay hal qof oo shacab ah tiro kalena dhaawac ugu geystay Degmada Dhuxun oo ka tirsan Gobolka Nogob. Sida ay shebekadda Berberanews.com ku heshay xogtan, ciidammada DDSI ee ku sugan Degmada Dhuxun, ayaa rasaas nool u adeegsaday mudaharaad ay dhigayeen haween iyo caruur ka soo horjeeday dhallinyaro u…
View On WordPress










